AI Image: "Laba wiil oo Soomaali ah oo fadhiya maqaaxi yar oo Muqdisho style ah, midkood shaah cabaya ayuu si
Prompt
"Laba wiil oo Soomaali ah oo fadhiya maqaaxi yar oo Muqdisho style ah, midkood shaah cabaya ayuu si kalsooni badan u leeyahay: 'Walaal maanta business weyn baan bilaabaya!' Saaxiibkii ayaa weydiinaya: 'Maxaad iibinaysaa?' Ninkii ayaa jeebka kala soo baxaya hal qajaar oo keliya isagoo leh: 'Qajaar premium ah!' Markaas gabadh qosol badan ayaa soo galaysa oo leh: 'Halkee laga helaa qajaar fresh ah?' Wiilkii ayaa qajaarkii kor u taagaya isagoo leh: 'Kan ugu dambeeya ayaa ii haray!' Gabadhii ayaa leh: 'Iga gad!' Wiilkii ayaa si degan u leh: 'Maya... anigaa cashada ku cunaya!' Dadka maqaaxida jooga ayaa wada qoslayo, mid ayaa leh: 'Business-kaan hal maalin ayuu xirayaa!', shot on modular 8K digital cinema camera, standard prime lens, 35mm standard natural perspective, f/1.4 shallow depth of field, creamy bokeh, professional cinematography, ultra-detailed, 8K resolution, film grain, cinematic color grading
Created May 10, 2026
Create Your Own Version
Use this prompt as inspiration or remix it into something new.